
Booliiska Kenya oo Dilay Labo xubnood oo katirsan Al-Shabaab
NAIROBI – Ciidamada gaarka ah ee la dagaalanka argagixisada ee Kenya, gaar ahaan kooxda howlgalada khaaska ah, ayaa habeenimadii Isniinta toogasho ku dilay laba xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab kadib hawlgal qorshaysan oo ka dhacay gobolka Mandera. Sida …